DALJIR

¥1,586 JPY

Dad badan ayaa garanaya waxa loola jeedo ereyada Daacadnimo, Waajibaad, Ixtiraam, Sharaf, iyo Geesinimo Shakhsiyadeed. Laakiin imisa jeer ayaad aragtaa qof si dhab ah u kulansaday astaamahaas kuna dhaqma? 
Daljir miyaa askariga sidaa ah mise waa cagsigeeda?
Inna keeenna aan tagnee Saldhigga Millitariga ee Gashaanle Xasan Maxamed Cismaan “Tuure” si’aan u aragna dhinacyada wanaagsan sida, kartida, geesinimada iyo xirfadda dagaalka ee ciidamadeenna qalabka sida gaar ahaan Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab.
Halkaan ka dalbo Buuggeyga Daljir.

Dropdown